C/raxmaan C/shakuur oo Su’aalo ka keenay hadalo ku jiray wareysigii Farmaajo

Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur warsame ayaa su’aalo ka keenay hadalo ku jiray wareysigii uu xalay telefishinka Universal siiyey Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay arrimo badan oo khuseeya xaalada Somalia. C/raxmaan C/shakuur ayaa sheegay nin madaxweyne farmaajo uu sharci daro ku sifeeyey doorashadii uu isagu ku soo baxay ee 2016-kii ka dhacday dalka, isagoo isweydiiyey … Continue reading C/raxmaan C/shakuur oo Su’aalo ka keenay hadalo ku jiray wareysigii Farmaajo